Haddii aad jeceshahay inaad wax walba ee ku qoran boggaan internet’ka lagu turjumo luqaddaada, ama haddii aad jeceshahay inaad su’aal codsato, fadlan buuxi dhammaan sanduuqyada foomka hoos ku yaalo.
Fadlan ina sii wixii macluumaad ah ee aad awoodo sidii aan si deg-deg ah kuu caawino. Waan kula soo xiriiri doonnaa sida ugu dhaqsi badan ee aan awoodno.
Haddii aad jeceshahay in turjubaan ku waco, buuxi foomka hoos ku qoran, adigoo inoo sheegayaa luqadaada iyo waqtiga ugu fiican ee aan kula soo xiriiri karno. Waxaan kuu qaban-qaabin doonnaa inuu turjubaan ku soo waco sida ugu dhaqsi badan ee aan awoodno.